Xukuumada Jsl Oo Jawaab Cad Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya Oo Ay Somaliland Kula Sintay Maamul Goboleedyadeeda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo Jawaab Cad Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya Oo Ay Somaliland Kula Sintay Maamul Goboleedyadeeda!
September 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa jawaab cad ka bixiyay qoraal kazoo baxay wasaarada waxbarashada somaliya oo deeq barasho ay Somaliland kula sintay maamul goboleedyada somaliya taasi oo uu ku gacan saydha sheegayna in aanay Somaliland maamulka somaliya marti uga hayn deeqaha waxbarasho ee ay dalalka caalamku bixiyaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS