Laascaanood (WJN)- Qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka magaalada Laascaanood oo shir jaraa,id isugu yimi ayaa waxa ay baaq nabadeed ay ka soo saareen labadii beelood ee maanta dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/J_3JjXs5xds