JIG JIGA(W,N)-Golaha wasiirada dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa maanta kulan deg deg ah ku yeeshay caasimada Jig Jiga kaasi oo Uu Gudoominayay madaxwayne mustafe muxumed cumar.
Shirkan golaha wasiirada DDS Ayaa laga soo saaray qodobo la xidhiidha xaalada dalka itoobiya.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN’;