Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbi xaakimka Kulmiye oo ku sugan wadanka Australia ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay ayaa waxa uu kaga hadlay arimo door ah oo ay ka mid yihiin dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya,Dirirta Ceel-afwayn, Xuska 26-june iyo hankiisa Siyaasadeed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/BaqFIt1Ylbs