Siyaasi Cali Warancade oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga hadlay dagaalka Tukaraq, hankiisa Siyaasadeed iyo Arimo Kale oo Mihiima | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Warancade oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga hadlay dagaalka Tukaraq, hankiisa Siyaasadeed iyo Arimo Kale oo Mihiima
June 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbi xaakimka Kulmiye oo ku sugan wadanka Australia ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay ayaa waxa uu kaga hadlay arimo door ah oo ay ka mid yihiin dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya,Dirirta Ceel-afwayn, Xuska 26-june iyo hankiisa Siyaasadeed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/BaqFIt1Ylbs

COMMENTS
LINKS