WASHINGTON(W,N)-Kaaliyihii hore ee dawlada maraykanka islamarkaana soo noqday safiir ufdhiya dalal kamid ah qaarada Africa dhawaana kamid ahaa wafti dalka markaykanka ka socday oo safar ku yimid Somaliland ayaa ka faalooday Somaliland iyo sida ay udhisatay hanaan dumuqraadi ah iyo dal horumarsan iyadoo aanay cidi ka caawin isagoo sheegay maamulka somaliya ee lagu taageero cashuurta laga soo ururiyay dadwaynaha maraykanku balse fashilmay
Dhanka kale diblamaasiga reer maraykan ayaa sheegay in dhawaan Somaliland dalal waawayn oo dawlada maraykanku ku jirto ay ka heli doonto aqoonsi buuxa/