|
|||||
WAJAALE NEWS
Diblamaasi Reer Maraykan Ah Oo Markale Ka Faalooday Mustaqbalka Somaliland Iyo Filashada Aqoonsi Ay Ka Hesho Beesha Caalamka.
September 5, 2022 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Kaaliyihii hore ee dawlada maraykanka islamarkaana soo noqday safiir ufdhiya dalal kamid ah qaarada Africa dhawaana kamid ahaa wafti dalka markaykanka ka socday oo safar ku yimid Somaliland ayaa ka faalooday Somaliland iyo sida ay udhisatay hanaan dumuqraadi ah iyo dal horumarsan iyadoo aanay cidi ka caawin isagoo sheegay maamulka somaliya ee lagu taageero cashuurta laga soo ururiyay dadwaynaha maraykanku balse fashilmay Dhanka kale diblamaasiga reer maraykan ayaa sheegay in dhawaan Somaliland dalal waawayn oo dawlada maraykanku ku jirto ay ka heli doonto aqoonsi buuxa/ Related posts:Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Isku-beddel, Magacaabis Iyo Xilka-qaadis Ku Sameeyey Maamulayaasha... DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Siyaasiyiin Iyo Madaxdhaqameed Reer Somaliland Ah Oo Dalka Kenya Ka... DAAWO; Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Amaan Ujeediyay Bulshada Gobolka Awdal Iyo fariinta Uu Masu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|