WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo saaka kazoo kicitimay gobolka awdal ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay gobolka gabiley halkaasi oo uu kaga qaybgalay qalin jabinta ardayda jaamacada timacade.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version