DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
September 10, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo saaka kazoo kicitimay gobolka awdal ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay gobolka gabiley halkaasi oo uu kaga qaybgalay qalin jabinta ardayda jaamacada timacade.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS