GABILEY(W,N)-Xukuumada ayaa maanta dib xoriyadoodii ugu soo celiyay 23hablood oo ku xidhnaa jeelka magaalada gabiley kuwaasi oo laga soo xidhay mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku sameeyeen 11bishan
Hablahan o mudo xidhnaa jeelka gabiley ayaa waxaa soo daytooda ka shaqeeyay madaxdhaqameed damiintay kuwaasi oo sheegay in taliyaha ciidanka boolisku aqbalay codsigooda.
Maamulka xisbiga waddani ee gobolka gabiley ayaa soo dhaweeyay hablahan.