BOORAMA(W,N)Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga kasii daysay 35hablood oo ku xidhnaa saldhiga gabiley una xidhnaa calanka somaliya kuwaasi oo madaxwaynuhu saamaxay.
Sidoo kale magaalada boorama ayaa lagu soo dhaweeyay dhalinyarada ubadnaa hablahan/
Waalidiinta dhalay dhalinyarada ataa kusoo dhaweeyay dareeno qiiro leh oo au ku qaabileen caruurtooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;