Laacaanood (W,N)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Farax iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maal mihii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa waxa ay maanta kormeer ku tageen Xarumaha Ciidamada Booliska ee gudaha Magaalada Laascaanood.