HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali guray ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan, mudo haraadadii dalka ka dhacay iyo dadkii ku dhintay oo aan wali la aasin
Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in aanay somaliland suurto gal ka ahayn doorasho aan laysla ogolayn in aanay ka qabsoomay
Dhanka kale cali guray ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isgu dalka burburinayo islamarkaana khilaafka udhexeeyay mucaaridka uu isagu wado masuulna ka yahay dadkii ku dhintay banaan baxyadii.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;