|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay In Somaliland Ku Burburayso Gacanta Muuse Biixi,
August 15, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali guray ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan, mudo haraadadii dalka ka dhacay iyo dadkii ku dhintay oo aan wali la aasin Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in aanay somaliland suurto gal ka ahayn doorasho aan laysla ogolayn in aanay ka qabsoomay Dhanka kale cali guray ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isgu dalka burburinayo islamarkaana khilaafka udhexeeyay mucaaridka uu isagu wado masuulna ka yahay dadkii ku dhintay banaan baxyadii. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Aanu Madaxwayne Biixi Awoodi Karin In Uu Xilka Ka Qaad... DAAWO;-Xildhibaan Nacnac Oo Ku Baaqay In Maxkamad Lasoo Taago Taliyaha Ciidanka Qaranka Iyo Fariinta... Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Xil Marxuum Nuur Rayaale Khayre Oo Ku Geeriyooday Harga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|