HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland sheikh albaani oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinaysay arday madarsadeed ayaa sheegay in ay faafreeb ku samaynayaa kutubta dalka soo galaysa si looga hortaga xagjirnimada iyo kuwa kale ee faafinaya waxyaabo aan diiniyan aan sax ahayn
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;