Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Ay Faaf-Reeb Ku Samaynayaan Kutubta Dalka Soo Galaysa, Si Looga Hortago Xagjirnimada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Ay Faaf-Reeb Ku Samaynayaan Kutubta Dalka Soo Galaysa, Si Looga Hortago Xagjirnimada!
October 31, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland sheikh albaani oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinaysay arday madarsadeed ayaa sheegay in ay faafreeb ku samaynayaa kutubta dalka soo galaysa si looga hortaga xagjirnimada iyo kuwa kale ee faafinaya waxyaabo aan diiniyan aan sax ahayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS