WAJAALE NEWS

Marxuum Dhawaan Lagu Diley Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Oo Maanta La Aasay Iyo Ehalada Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada.

CEERIGAABO(W,N)-Marxuum Jaamac Xuseen Tool oo dhawaan ciidamadu uu watay badhasaabka gobolka sanaag ku dileen deegaanka ceeryaan ayaa maanta aasqaran loogu sameeyay deegaanka harasheekh kaasi oo ay ka qaybgaleen ehelada marxuumka

Sidoo kale dadwaynaha kazoo qaybgalay aaska marxuum jaamac ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg calaada uhorkeento dadkii diley marxuumka .

 

Exit mobile version