WAJAALE NEWS

Hablaha Dugsiga Nuuradiin Oo Abaalmarin Qaaliya Gudoonsiiyay Gabadh Wariye Ah Iyo Waxa Ay Ku Mutaysatay.

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dugsiyada nuuradiin ayaa abaalmarin qaaliya gudoonsiiyay gabadh wariye ah oo difaacday diinta iy xidhashada xijaabka.

Maamulaha Dugsiyada nuuradiin culimo ay awdiin iyo asuuliyiin kale oo kazoo qaybgalay munaasibada gabadhan lagu gudoonsiiyay abaalmarinta oo lagu qabtay qaybta hablaha ee dugsiga nuuradiin.

 

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

 

 

Exit mobile version