Hablaha Dugsiga Nuuradiin Oo Abaalmarin Qaaliya Gudoonsiiyay Gabadh Wariye Ah Iyo Waxa Ay Ku Mutaysatay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hablaha Dugsiga Nuuradiin Oo Abaalmarin Qaaliya Gudoonsiiyay Gabadh Wariye Ah Iyo Waxa Ay Ku Mutaysatay.
August 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dugsiyada nuuradiin ayaa abaalmarin qaaliya gudoonsiiyay gabadh wariye ah oo difaacday diinta iy xidhashada xijaabka.

Maamulaha Dugsiyada nuuradiin culimo ay awdiin iyo asuuliyiin kale oo kazoo qaybgalay munaasibada gabadhan lagu gudoonsiiyay abaalmarinta oo lagu qabtay qaybta hablaha ee dugsiga nuuradiin.

 

HALKAN KAGA BOGO WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS