WAJAALE NEWS

Daawo:Xisbiga Ucid Oo Digniin U Diray Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Ee Kasoo Baxay Xisbigooga Balse Ku AbtirsadaXisbiyada Kale Iyo Talaabada ay Sheegeen In ay Ka Qaadayaan

Hargaysa(wajaalenews)xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa go,aano adag ka soo saaray xildhibaanada golaha deegaanka ee ka soo baxay xisbigooga balse ku abtirsada xisbiyada kale, waxaanay masuuliyiita xisbiga Ucid sidaasi ku sheegeen mar ay la hadlayeen arbaahinta.

Halkan Ka Daawo warkaas

Exit mobile version