WAJAALE NEWS

Danab Caawa Ku Dhacay Masaajid Ku Yaala Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Uu Soo Gaadhsiiyay.

HARGAYSA(W,N)-Danab ayaa caawa Fiidkii Ku dhacay Masaajid Ku yaala xaafada Masalaha Ee Magaalada Hargaysa kaasi oo uu soo gaadhsiiyay khasaare fudud.

Imaamka Masjidka sheikh Shacaan ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha soo gaadhay masaajidka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version