Danab Caawa Ku Dhacay Masaajid Ku Yaala Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Uu Soo Gaadhsiiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Danab Caawa Ku Dhacay Masaajid Ku Yaala Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Uu Soo Gaadhsiiyay.
August 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Danab ayaa caawa Fiidkii Ku dhacay Masaajid Ku yaala xaafada Masalaha Ee Magaalada Hargaysa kaasi oo uu soo gaadhsiiyay khasaare fudud.

Imaamka Masjidka sheikh Shacaan ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha soo gaadhay masaajidka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS