AGABAR(W,N)-Xaaladaha abaareed ee ka jira deegaanka hoos yimaada gobolka gabiley iyo culayska ay deegaanka ku hayaan dadka abaaruhu kazoo hayaamiyeen deegaanadoodii eek u sugan
Sidoo kale bulshada deegaanka ayaa soo dhaweeyay dadka tabaalaysan ee ay abaaruhu keeneen.