DAAWO;-Xaalada Abaareed Ee Deegaanka Agabar Iyo Saamaynta Dadka Soo Guurtada Ah Ee Gobolada kale Kasoo Hayaamay!
August 23, 2022 - Written by Editor:
AGABAR(W,N)-Xaaladaha abaareed ee ka jira deegaanka hoos yimaada gobolka gabiley iyo culayska ay deegaanka ku hayaan dadka abaaruhu kazoo hayaamiyeen deegaanadoodii eek u sugan
Sidoo kale bulshada deegaanka ayaa soo dhaweeyay dadka tabaalaysan ee ay abaaruhu keeneen.
HARGAYSA(W,N)-Warbixin laga soo diyaariyay xaalada deegaanada hoos yimaada degmada farowayne ee gobolka maroodi jeex. Maamulka degmada farowayne iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer indho indhay ah kusoo maray qaarkamid ah deegaanada hoosyimaada halkaasi oo ay kusoo arkeen xaalada abaareed ee deegaanka ,culuska ay dadka soo guurtada ah ee deegaanka degan iyo…