WAJAALE NEWS

Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobolka Awdal oo Fariin Adag U Diray Maamulka Xamar

Borama (WJN) – Salaadiinta, Waxgaradka, Cuqaasha, Siyaasiyiinta, Dhalinyarada, Xildhibaanada iyo Masuuliyiinta gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa waxa ay si wadajir ah u taageereen safarkii Madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Gini.

Sidoo kale, Waxa ay madaxda kala duwan ee dalka Gini ku hambalyeeyeen islamarkaana ay ku taageereen sida balaadhan ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminayay.

Dhinaca kale, Salaadiintan ayaa waxa kale oo ay fariin culus oo digniin ah u direen maamulka iyo madaxda Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/kMQpWrMawlU

Wajaalenews Desk

Borama Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version