WAJAALE NEWS

Prof Gees Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Somaliland Iyo Dardaaran Culus Oo Uu Ujeediyay Dhalinyarada!

HARGAYSA(W,N)-Prof Maxamed Siciid Gees oo xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadihii Somaliland islamarkaana kamid ahaa shakhsiyaadkii qaybta laxaadka ka leh kazoo qaatay dhismihii dawladnimo ee Somaliland ayaa ka hadlay halka maanta marayso Somaliland iyo marxaladihii adkaa ee ay kazoo gudubtay

Sidoo kale Prof Gees ayaa dardaaran culus ujeediyay dhalinyarada Somaliland oo uu sheegay in iyagu leeyihiin mustaqbalka Somaliland kaasi oo looga baahan yahay in ay ilaashadaan

Dhanka kale Prof Gees ayaa warbaahinta kula dardaarmay in aanay bulshada usoo gudbin dadka naxliga iyo waxyaabaha bulshada kala kaxayna ku hadla.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version