WAJAALE NEWS

Xildhibaan Axmed Gacan Oo Ka Digay Qorshe Uu sheegay In Gudoomiyaha Golaha Guurtidu La Damacsan Yahay Xeerkii Isasaarka Doorashooyinka

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Gacan oo kamid ah Mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dagaalka kazoo cusboonaaday Gobolka Sool iyo sida uu usameeyay ka beel ahaan

Sidoo kale Xildhibaan axmed Gacan ayaa gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaa Gaal ku eedeeyay in uu doonayo in uu markale roobka udhigo xeerkii isasaarka doorashooyinka ee ay soo ansixiyeen golaha wakiilada islamarkaana uu gacan danbe dhigay ajandihii golaha ee saaka xildhibaanadu ansixiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version