WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Sedexdii Qof Ee ku Dhintay Banaan Bixii Xisbiyada Mucaaridka

HARGAYSA(W,N)-Aas qaran ayaa maanta xabaalaha Haleeya loogu sameeyay sedex marxuum oo ku dhintay mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku dhigeen 11bisha oo ay ciidamada boolisky toogteen

Waxaana aaskan ka qaybgalay madaxda labada xisbiga ee ucid iyo waddani, madaxdhaqameed iyo kumaan kamid ah shacabka magaalada hargaysa.

https://youtu.be/7l-VZF-6QHs

Exit mobile version