DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Sedexdii Qof Ee ku Dhintay Banaan Bixii Xisbiyada Mucaaridka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Sedexdii Qof Ee ku Dhintay Banaan Bixii Xisbiyada Mucaaridka
August 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aas qaran ayaa maanta xabaalaha Haleeya loogu sameeyay sedex marxuum oo ku dhintay mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku dhigeen 11bisha oo ay ciidamada boolisky toogteen

Waxaana aaskan ka qaybgalay madaxda labada xisbiga ee ucid iyo waddani, madaxdhaqameed iyo kumaan kamid ah shacabka magaalada hargaysa.

https://youtu.be/7l-VZF-6QHs

COMMENTS
LINKS