SITI(W,N)-Ugaaska Guud ee beelaha ciise ayaa ka hadlay duulaanka qoomiyada canfartu ku hayso dadka somalida ee gobolka siti ee dalka itoobiya oo uu sheegay in ay doonayaa sidii ay uqabsan lahaayeen ilaa Diridhaba
Sidoo kale Ugaaska Beelaha Ciise ayaa shacabka somalida ugu baaqay in ay midnimo iyo wada jir yeesheen.