WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Masuul Cusub Magacaabay

Hargeysa (W,N):- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), wuxu hoggaanka Maaliyadda Garabka Dhallinyarada Heer-qaran ee Xisbigaasi uu u magacaabay in uu noqdo Md.Cabdifataax Aadan Maxamed.

 

Guddoomiye Cirro, wuxu sarkaalkaas uu u rajeeyey in si kasnimo leh uu u gudan doono hawlaha shaqo ee loo igmaday.

Exit mobile version