“Madaxweyne Muuse Biixi Wuu Diiday Inuu Kalsooni Na Siiyo, Labada Guddoomiye Waxaanu Leenahay Bulshada Uwarrama Oo Wax U Sheega..” Gudidii Dhexdhexaadinta.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed iyo iyo culimadii hore iskugu xil qaamay dhexdhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka islamarkaana guurtidu kala wareegtay goob joognimada wada hadalada xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa ka hadlay natiijo .a,aanta wadahadaladii iyo doorkii gudoomiyayaasha guurtida iyo wakiilada.
Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa gudoomiyaha guurtida ugu baaqay in u bulshada la wagaado wixii ay ka garnaqeen ee labada dhinac
Dhanka kale madhaqameedka ayaa baaq udiray madaxwaynaha iyo madaxda xisbiyada mucaaridka.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;