HARGAYSA(W,N)-Mudo haraad ay hogaaminayaa hogaanka xisbiga wadani ayaa saaka ka dhacay gudaha magaalada hragaysa kaasi oo ay ciidamada boolisku mudo haraadayaasha u adeegsadeen rasaas nool
Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa soo bandhigay tirade masuuliyiinta ciidamadu dhaawaceen iyo kuwa ay xidheen.