TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin ka socda hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan saraakiil ka socday ciidanka socdaalka iyo hay’adda UNHCR ayaa waxa ay kormeer xaqiiqo raadisa ku tageen dagmado xuduudeedka wajaale .
safarkan oo ujeedadiisu ahayd sidii xog dhaba looga heli lahaa dadka qaxoontiga iyo magangalyo doonka ah ee soo marra ama hada ku sugan dagmada wajaale taasi oo ay warbixin kala qaateen taliyaha waaxda ciidanka socdaala ee degmada wajaale.
geesta kale waxay soo kormeereen dhismayaal xafiisyo ah oo ay hay’adda UNHCR u dhisayso ciidanka socdaalka iyo hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha,