WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha DDS Oo Qaabiley Wafti Caalamiya Iyo Ujeedada Socdaalkooda

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar ayaa magaalada jig jiga ku qaabiley wafti ka socday haayada cuntada aduunka ee wfp oo uu weheliya wasiirka horumarinta dalka sweden.

Madaxwayne cagjar iyo wafti ayaa kormeer ugu baxay magaalada goday.

Exit mobile version