Madaxwaynaha DDS Oo Qaabiley Wafti Caalamiya Iyo Ujeedada Socdaalkooda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDS Oo Qaabiley Wafti Caalamiya Iyo Ujeedada Socdaalkooda
June 16, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar ayaa magaalada jig jiga ku qaabiley wafti ka socday haayada cuntada aduunka ee wfp oo uu weheliya wasiirka horumarinta dalka sweden.

Madaxwayne cagjar iyo wafti ayaa kormeer ugu baxay magaalada goday.

COMMENTS
LINKS