HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed, culimo awdiin iyo ganacsato reer somallad ah ayaa isku xil saaray dhexdhexaadinta xukuumada iyo xisbiada mucraacidka oo meel xasaasiya maraya
Sidoo kale madaxdhaqameedkan oo kulan la qaatay hogaanka xisbiyada mucaaridka ayaa sheegay in ay isla garteen in ay hakiyaan mudo haraadkii ay maalinta bari ah ku baaqeen
Dhanka kale madaxdahqameedka ayaa xukuumada gu baaqay in ay joojiso xadhiga iyo ugaadhsiga ay ku wado masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka.