|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameed Dhexdhexaadin ka Galay Khilaafka Mucaaridka Iyo Xukuumada Oo Kulan La Qaatay Mucaaridka+Qodabada Ay Isla Garteen
June 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed, culimo awdiin iyo ganacsato reer somallad ah ayaa isku xil saaray dhexdhexaadinta xukuumada iyo xisbiada mucraacidka oo meel xasaasiya maraya Sidoo kale madaxdhaqameedkan oo kulan la qaatay hogaanka xisbiyada mucaaridka ayaa sheegay in ay isla garteen in ay hakiyaan mudo haraadkii ay maalinta bari ah ku baaqeen Dhanka kale madaxdahqameedka ayaa xukuumada gu baaqay in ay joojiso xadhiga iyo ugaadhsiga ay ku wado masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka. Related posts:WAR DEG DEG AH; Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Ethiopia Oo Weerar Gacan ka Hadal ah Ku Qaaday ... Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo Dooxa Hargaysa Kasoo Saaray Maydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Mudo Todobaad A... DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Magaalada Wajaale Ka Dhagax Dhigay Wado 2Km Oo Laami Ah. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|