WAJAALE NEWS

Shirkadaha Dahabshiil Iyo Telesom Oo Ka Hadley Go,aamadii Xukuumadu Soo Saartey

Hargeysa (W,N)-Masuuliyiinta ugu saraysa shirkadaha Dahaabshiil iyo Telesom ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Go’aanka Xukuumadda.

Cabdiraxmaan Cali Cabdi oo u hadlay dahabshiil iyo cabdikariin Maxamed iid oo ah guddoomiyaha shirkada Telesom oo isna ka hadlay go’aankaasi ayaa labaduba waxa ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan Go’aanka Xukuumadda Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version