WAJAALE NEWS

Xukuumada Jsl Oo Go,aamo Dul Dhigtay Shirkadaha Bixiya Adeegyada Zaad, Edahab Iyo Sahal.

HARGAYSA(W,N)Masuuliyiin xukuumada katirsan ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta shirkadaha Telesom,dahabshiil iyo Golis ee bixiya adeegyada lacaga layskugu diro.

Sidoo kale waxaa ujeedadan shirkan iyo go,aamada ay soo saareen ka hadlay gudoomiyaha baanka dhexe, wasiirka maaliyada iyo xubno dhankooda ku hadlayay afka shirkadaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version