Xukuumada Jsl Oo Go,aamo Dul Dhigtay Shirkadaha Bixiya Adeegyada Zaad, Edahab Iyo Sahal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo Go,aamo Dul Dhigtay Shirkadaha Bixiya Adeegyada Zaad, Edahab Iyo Sahal.
December 19, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Masuuliyiin xukuumada katirsan ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta shirkadaha Telesom,dahabshiil iyo Golis ee bixiya adeegyada lacaga layskugu diro.

Sidoo kale waxaa ujeedadan shirkan iyo go,aamada ay soo saareen ka hadlay gudoomiyaha baanka dhexe, wasiirka maaliyada iyo xubno dhankooda ku hadlayay afka shirkadaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS