WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Badhtamaha Hargaysa Shacabka Kula Caweeyay Iyo Musharax Cirro Oo Markale Ku Celiyay In Ay Samaynayaan Banaan Baxyo.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani, musharaxa madaxwayne ee xisbga oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa caawa badhtamaha caasimada hargaysa kula caweeyay kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga isagoo ku qaabiley gacmo furan.

Sidoo kale musharax cirro iyo gudoomiye xirsi ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo burburinta xukuumadu ku samaysay komishankii doorashooyinka

Dhanka musharax cirro ayaa sheegay in ay samaynayaa banaana baxyo nabadgalyo ah ismarkaana uu isago hogaamin doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version