Borama (WJN)- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada wasaaradaha Qorshaynta, Waxbarashada iyo wasiir ku-xigeenka wasaarada Caafimaadka ayaa waxa ay magaalada Boorama ka daah-fureen mashruuc dib loogu kaabayo dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay duufaantii Sagar ee ku dhufatay xeebaha gobolada waqooyiga Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka