BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku galay iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbyada mucaaridka
Sidoo kale Siyaasi Abgaal ayaa sheegay in Somaliland looga cabsi qabo in ay ku dunto gacanta madaxwayne biixi.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;