WAJAALE NEWS

Halkan ka Daawo: Munaasibad loogu baroor diiqayo Marxuum Prof.Maxamud Maxamed Afay oo lagu qabtay Hoolka Jaamacada Hargeysa

Halkan ka Daawo: Munaasibad loogu baroor diiqayo Marxuum Prof.Maxamud Maxamed Afay oo lagu qabtay Hoolka Jaamacada Hargeysa. Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Barayaasha Jaamacada Hargeysa, si lama filaan ah ayuu dhawaan ugu geeriyooday Magaaalada Hargeysa. ILAHAY HA U NAXARIISTO

Exit mobile version