WAJAALE NEWS

Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha jsl Oo Kulan La Yeelatay Masuuliyiin Ka Socday UNHCR.

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa kulan ku qabatay magaalada hargaysa kaasi oo lagaga hadlayay dadka soogalootiga iyo managalyada doonka

Kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socday haayada unhcr ,ciidanka ilaalada xeebana somaliland ,laanta socdaalka iyo ciidamada booliska

Kulan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo faah faahin ka bixiyay ujeedadan kulanka.

Exit mobile version