|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha jsl Oo Kulan La Yeelatay Masuuliyiin Ka Socday UNHCR.
June 7, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa kulan ku qabatay magaalada hargaysa kaasi oo lagaga hadlayay dadka soogalootiga iyo managalyada doonka Kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socday haayada unhcr ,ciidanka ilaalada xeebana somaliland ,laanta socdaalka iyo ciidamada booliska Kulan ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo faah faahin ka bixiyay ujeedadan kulanka. Related posts:Xukuumadda Jsl Oo Ka Hadashay Sababta Masuuliyiinta Dawladda Ee Xanuunsada Loo Dhigi Waayo Cisbitaal... “Colaadi Waa Mugdi, Nabad Baa Ka Macaan, Ergadaa U Miciin Ah, Ninkiise Maalintaa Ku Dhinta Macno Um... Masuuliyiinta Dalka Nigeria Oo Sheegay In 50 Qof Lagu Dilay Weerar Isqarxin Ah Oo Ka Dhacay Xero Ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|