XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND
(KULMIYE)
Date: 20/03/2014
Ku: Saxaafadda
Ujeeddo: TACSI
- Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
- Md. Maxamed Kaahin Axmed, Guddomiye-ku-xigenka 1aad ee xisbiga KULMIYE.
- Md. Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga.
- Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), Guddoomiye-ku-xigeenka 3-aad ee xisbiga, ahna Madaxweyne-ku-xigeenka dalka.
- Md. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, Guddoomiye-ku-xigeenka 4-aad ee xisbiga
- Md. Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE
- Md. Jaamac Ismaacill Cige (Shabeel), Guddoomiyaha Golaha Dhexe
- Mustafe maxamed yoonis (waxdad)
- Xildh Siciid Cilmi Rooble
- Maxamed Cabdi Iskeerse
- Dr. Idiris X. Nuur Maxamed
- Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax)
- Axmed Cabdi Dheere
- Shiine Cabdi Barkhadle
- Axmed Cumar X. Cabdillahi (Xamarje)
- Mustafe Iid Maxamed
Dhamaantood waxay tacsi u dirayaan eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland, gaar ahaana bahda dhaqanka oo ay ka tacsiyaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Chief Caaqil Cabdi Maxamed Cigaal, oo ku geeriyooday shil baabuur maanta, Ilaahay marxuumka ha u naxariisto, eheladii iyo qarabadiina samir iyo iiman haka siiyo.
AAMIIN…AAMIN…AAMIN
ALLA MAHAD LEH
Xasan siciid yuusuf
Xoghayha guud ee xisbiga kulmiye