WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Oo Sheegay In Heshiish Ay Shirkada Laydhka Ka Wada Gaadheen Qiimo Korodhkii Ay Sameeyeen.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka tamarta maxamed faarax cadare ayaa sheegay kulan ay wada yeesheen masuuliyiinta shirkadaha laydhka bixyay kadib ay heshiish ka gaadheen qiimo korodhkii ay sameeyen kaasi oo uu sheegay in bishan shacabku ku bixin doonaan sidii hore wxii ka danbeeyana laga wada hadli doono.

Exit mobile version