WAJAALE NEWS

DAAWO: Habka Somaliland Dabka Uga Dhalisay Digada Xoolaha

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasaaradaha Macdanta iyo Deegaanka ee JSL ayaa maanta soo bandhigay mashruuc lagu guulaystay oo dabka wax lagu karsado lagaga dhalinayo waxyaabo ay ka mid yihiin Digada Xoolaha, Cuntada hadhaaga ah iyo xashiishka uu ka mid yahay xaabka geeduhu, iyadoo xiligana lagu talo jiro in laga dhaliyo dabka laydh tiriiga, waxaana la soo bandhigay qalabka loo isticmaalayo dab dhalintaasi oo guud ahaantii lagu sameeyey gudaha Somaliland.

Exit mobile version